Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

April 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweyne Deni oo gaarey magaalada Boosaaso – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow gaarey magaalada Boosaaso oo habeenkii xalay Al-Shabaab weerar ku qaadeen xabsiga wayn ee magaalada.

Safarka madaxweyne Deni la xiriira u kuura gelida xaaladda amni ee magaaladda iyo guud ahaan Gobolka, sida ay shaacisay madaxtooyadda Puntand.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa kulamo la qaadanaya Saraakiisha Amniga iyo masuuliyiinta kale ee Gobolka Bari, kuwaasi oo la xiriira xaaladda amniga ee gobolka gaar ahaa magaalada Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ayaa habeenkii xalay koox ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku billaawday qaraxyo ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada.

Inta la ogyahay 3 qof ayaa ku geeriyooday, halka 7 kalana ay ku dhaawacmeen, waxaana ku jira askar ka tirsan ciidanka Puntland.



Post Views:
20



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?