
Magaaladda Hargeisa gaar ahaan xarunta dambi baadhista waxa habeenkii 14aad ku xidhan Fanaan Cabdixakiin Xaashi Raxeeye oo ka mid ah fanaantii Soomaalida ee reer Australia.
Fanaan Raaxeeye ayaa hotelki u
magaalada Hargeisa ka daganaa xilli habeenimo ah ay kala baxeen ciidamada amaanka Somaliland.Bidhaan Media waxa uu xog lagu kalsoon yahay ku helay in kiiska lagu haysto fanaanka uu yahey inuu ka mid yahay saraakiisha Ciidamada Puntland.
Bidhaan Media
More Stories
Warka Duhur Shabelle TV 21.4.2021
MADAXWEYNE CABDICASIIS LAFTAGAREEB AYAA SHIR GUDOOMIYEY SHIRKA GOLLAHA AMNIGA DG…
Madaxweyne Farmaajo “Kenya wali waxaa ku jira damac Baddeena”