Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

March 5, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Puntland ayaa soo saartay qoraal ka kooban 3 bog oo lagu qoray Afka Ingiriisiga,…

Puntland ayaa soo saartay qoraal ka kooban 3 bog oo lagu qoray Afka Ingiriisiga, waana sharuudo cusub oo ay ku xirtay sida muuqata ka qeyb-noqoshada geedi socodka doorashada, waxaana kamid ah qodobada sharuudaha ah.

1. In labedelo taliyayaasha ciidamada dawladda Federaalk, Qeybaha Milateriga iyo Agaasimaha Guud ee Sirdoonka Qaran Fahad Yaasiin.

Puntland, ma sheegin cida magacaabaysa Taliyayaashan, maadaama ay Xukuumadda iyo Madaxweynahaba sheegtay in aysan go’aamo gaarin karrin?

2. In go’aanadii baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ay gaareen wixii ka dambeeyey 27-kii December 2020-ka, Go’aan kasta oo ay Xukuumadda FS gaartay wixii ka dambeeyey 8 Feb in laga laabto sharci darrana laga soo qaado.

3. In guddi xaqiiqo raadin ah loo saaro dhacdooyinkii dhacay 19-kii bishan Feb.

4. In saami-leyda siyaasadeed iyo bulshada rayidka ah ay qeyb ka noqdaan geedi socodka kulamada oo laga qeybgaliyo.

5. Beesha Caalamka ay damaanad qaado fulinta Heshiisyada doorashada (April 2016-kii Saxiixayaal Heshiiska).


Bidhaan Media, profile pictureMay be an image of text that says "11:06 LTE Puntland Government's Position on t... 2R Puntland Government's Position the current political situation and he electoral impasse ligh national recent developments Puntland February Somalia the current continue contentious major inclusive and transparent played secure forward and including modelf several meeting meetings and envisioned! September past addressing September greement sustained the order 0006 challenges forward, which attention obstacles implementation guarantee February environment, Mogadishu which security basic amid that"May be an image of text that says "11:06 LTE Puntland Government's Position on t... Enabling Agreement whereby armajo without consensus sight, implementation September current constitutional esulting from the the address President Farmajo dent February 2021. issued involvement, incident, security andthe commanders citizens, investigate security forces committee should established Consultative Councils foster permitted speech, framework principle must intensely preserved consultative meetings should eld afe and 宮312-407-467783 media.oomgplstate.se"


Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?