
“Anigu Aabbe ma lihi, Hooyadeey agoonnimo ayey igu soo korisay. Waa ay xannuunsanaysaa Hooyaddeey muddooyinkii ugu danbeeyey na waa ay bugtay. Aniga oo arkaya ayaa Hooyadeey inta dhegaha iyo timaha la qabtay feedh iyo laag lagu garraacay”… Hoodo Gareys oo tacadi kala kulantay Booliska Somaliland.
More Stories
TOOS: WARKA HABEEN EE KGS TV 02 03 2021
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada Soomaali…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN AXMED DHIMBIIL ROOBLE (…