Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

March 7, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Guryihii ONLF Ee Qabridahare oo Cagaf Lamariyay & Rabshado Socda. Maamulka …

Guryihii ONLF Ee Qabridahare oo Cagaf Lamariyay & Rabshado Socda.

Maamulka magaalada Qabridahare ee Xisbiga EPP ayaa maanta qaaday talaabo aan ufiicnayn Dowlad nimada iyo Midnimada dadka.

Maamulka ayaa Cagaf ulatagay Xafiisyadii Xisbiga ONLF ee 1991-1994 oo kuyaala badhtamaha Magaalada Qabridahare ee Xarunta Gobolka Qoraxay.

Shacabka kudhaqan magaalada Qabridahare iyo xubnaha JWXO oo iskaashanaya ayaa is-hortaagay cagaftii, iyaga oo joojiyay talaabada sharci darada ah ee ay kudhaqaaqeen maamulka magaalada Qabridahare.

Guryaha laduminayo ayaa ahaa Xafiisyadii uu milkiga, ulahaa Xisbiga ONLF, kuwaas oo ay kabaxeen 20/4/1994, xiligaas oo ay Jabhadu gashay dagaal lagu ilaalinayay sharafta iyo karaamada shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia.

Maamulkii hore ee DDS ayaa qayb Kamid ah dhulkii ay Jabhadu lahayd kuwareejiyay dad kale, waxaana hada Kasocda dhismo uu raali kayahay maamulka hada jira ee DDS.

Wixii kasoo kordha talaabada khaladka ah ee uu qaaday maamulka magaalada Qabridahare kala soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.


Qorahay Web TV, profile pictureImage may contain: sky and outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: sky, outdoor and nature


Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?