January 14, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo shir deg deg la qaatay saraakiisha DFS iyo kuwa AMISOM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb.

Shirka amniga ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha gudaha saraakiisha hugaamisa qeybaha kala duwan ee ciidamada sida booliska, nabad sugida, GorGor, ciidanka Haramcad iyo Amisom.

Shirka waxaa looga hadlay guud ahaan amniga Galmudug gaar ahaan amniga caasimada, sidoo kale Saraakisha waxaa la faray amar ku saabsan sugida amniga Galmudug gaar ahaan ka falcelinta dhacdadi shalay ka dhacday Deeganka Xirsi Lugeey ee Duleedka Degmada Balanbale.



Post Views:
36



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?