
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee todobaadlaha ah.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
Kulanka ayaa waxaa t looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, xaaladda gobollada iyo degmooyinka iyo xeerka horumarinta sanduuqa dhallinyarada.



Post Views:
59
More Stories
Barnaamijka Ciyaaraha 07- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia
Midowga musharraxiinta oo war cusub kasoo saaray wada-hadallada ROOBLE
Sawirro: Muxuu Sayid Aadan ka yiri arrimaha doorashooyinka 2021?