January 13, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka oo la shaaciyey – Gool FM




(Spain) 13 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Sociedad ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan wareega afar dhamaadka ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Sociedad XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?