
13 Dec 2020 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Garowe kula kulmay odayaasha dhaqanka ee Puntland oo uu uga xog warramay xaaladda dalka, ujeeddooyinka safarkiisa Puntland, isagoo isimmada ka dhageystay warbixin ku saabsan dhaqanka iyo talooyin ku aaddan dowlad dhisidda.
More Stories
Ra’iisul-wasaare Rooble oo amar dul dhigay wasiirka arrimaha dibadda. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia
Somalia’s New President Faces Familiar Political, Security Challenges
QM oo sheegtay In ay kordheen Tiradda dadka guryahooda ka barakaca. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia