
28 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Haya’adda UNFPA ee Soomaaliya Anders Thomsen iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Madaxda UNFPA ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixinta shaqooyinka ay ka wadaan Puntland, mashaariicda arrimaha bulshada ee socda iyo kuwa qorsheysan.
More Stories
Xog: Xamza maanta ma heli doonaa codka kalsnooida xildhibaanada labada aqal?
Abwaan Weedhsame oo Wra cusub soo saaray
Maraykanka oo Taliban ku wareejiyey maxbuus ku xidhnaa Guantanamo Bay. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia