Gobolka Hiiraan waxaa ka abuurmatay Jabhad la magacbaxday "Xaq u dirir", taas oo kasoo horjeeda dhismaha Hir-shabellada Cusub.
Waxaana Hoggaaminayo nin lagu magacaabo Gen. Xuud, waxaana haatan ay ku sugan yihiin degaan Ceel-gaal ee duleedka Baladweyne, hadaba waxaa maxay waxa ay doonayaan Jabhadan?
Waxaa inooga warramay Afhayeenka Jabhada Shaafici Maxamed Yuusuf.
Shabelle Tv
More Stories
War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya magaaladda Qabridahare ee xarunta Qora…
Dalka Masar gaar ahaan Qaahira waxa ku geeriyooday Warsame Abdullahi Ali (Warsam…
Warka Habeen Shabelle Tv 17.01.2021