
Dhawaaq duqaymo xoog leh ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Casmara ee dalka Eratariya daqiiqada gudohood ayay Casamara ugu dhaceen gantaalo isdaba joog ah waxyeelada lama soo sheegin balse ila wareedyo ayaa Tilmaamaya inay duqaymo ka socdaan Casmara
More Stories
Ra’isul Wasaaraha XFS oo Kulan la Qaatay Hay’adaha Amniga iyo Maamulka G. Banaad…
Warka Duhur Shabelle Tv 21.01.2021
Puntland ayaa joojisay lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee loo kala Safriyo Gobolad…