November 25, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Mustafe Mahamud Omar oo kasoo jeedinaya khudbad meelahuu ka dhacay xasuuqa ee xi…

Mustafe Mahamud Omar oo kasoo jeedinaya khudbad meelahuu ka dhacay xasuuqa ee xigay dhankaa iyo xuduuda waqooyiga Soomaliland ayaa sheegay In Madaxda ONLF tiri hala iscafiyo taasna aysa noqonaynin mid la aqbalo.waxuu hadalka ku daray in ay yahiin kuwa saa leh kuwo aan ku waxyeeloonin dhibkii ka dhacay Ogadeniya

Goobahaa waxaa xasuuqay Ciidanka gaarka ah ee DDS Liyuu Policla xiligii ay xilka haysay Taliskii dhiig miiratada ahaa ee TPLF .

Sideed u argtaa kolka in Talaabo laga qaado ciidanka gaarka ah Fikirkaaga.
Xal ma utahay DDS in talaabooyin balaadhan laga dhex fuliyo Ciidamada . Dhanka kale waxaa saamaynyta ugu wayn lahaa Ciidamada Milatirga Ethopia xusuusaha Asasahii Miliketa 2007 hawlgalkii sirqiska ee 3 bilood gudahood lagu dilay 125 kun oo Rayid ah kuwaas saw ma mudna in lala xisaabtamo ayana

Fikirrkaaga kali ah cabir





Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?