

(Yurub) 25 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan.
Kooxaha Liverpool, Manchester City, Real Madrid, Inter Milan, Bayern Munich, Atletico Madrid iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doonta tartanka Champions League.
Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-
GROUP A
11:00 Habeennimo Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow
11:00 Habeennimo Bayern Munich vs Salzburg
GROUP B
08:55 Habeennimo Borussia Moenchengladbach vs Shakhtar Donetsk
11:00 Habeennimo Inter Milan vs Real Madrid
GROUP C
08:55 Habeennimo Olympiacos vs Manchester City
11:00 Habeennimo Marseille vs FC Porto
GROUP D
11:00 Habeennimo Ajax vs FC Midtjylland
11:00 Habeennimo Liverpool vs Atalanta
Gool FM.
More Stories
Weeraryahan ka soo ciyaaray Premier League oo kashifay tababaraha ay Chelsea wada hadallada la billawday si ay ugu baddesho Frank Lampard – Gool FM
Kaddib Dani Ceballos, Arsenal oo ku dhow inay la soo wareegto ciyaaryahan kale ee ka tirsan kooxda Real Madrid – Gool FM
Sidee ayuu Cristiano Ronaldo uga falceliyay koobkii Super Cup-ka Taliyaaniga oo ay ku guuleysatay Juventus?? – Gool FM