C/raxmaan Sahal Yuusuf oo ah falanqeeye Siyaasadda iyo Amniga geeska Afrika oo ka hadlayey walaac musharaxiinta iyo arimaha doorashada ayaa yiri"Madaxweyne Farmaajo 2016 markii uu Campaing-ka ku jiray xuquuqdii uu rabay ayey Musharxiinta Shirsan rabaan waana dhaqan siyaasadeed"
Wariyaha Dalsan Mohamed Abdi Hassan Iidle ayuu u waramay
Dalsan Tv
More Stories
War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya magaaladda Qabridahare ee xarunta Qora…
Dalka Masar gaar ahaan Qaahira waxa ku geeriyooday Warsame Abdullahi Ali (Warsam…
Warka Habeen Shabelle Tv 17.01.2021