November 22, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Markay xaaladu sidan oo kale tahay TVyada unbaa la daawadaa imisa sano ayaa TVga…

Markay xaaladu sidan oo kale tahay TVyada unbaa la daawadaa imisa sano ayaa TVga naloo daawanahay oo lalahaa imisaa isku dhimatay waxaa xaqiiq ah qawmiyadaha Itoobiya dhamaantood in ay noo midobeen. Dadkana waa la qixiyay oo 30 sano ee ugu dambeeyay dibadda ayay iska dhiibayeen wadamada dariska ah qaxooyi ayay ku ahayeen waliba laga soo dhiibayay oo xukuumadii TPLF ku gumaadaysay meelkasta.

Hargeysa, Muqdisho, Garoowe & Jabuuti ruxii ururka lagu shegaa halkaas ayaa laga soo jeebaynayay Somali ha ogaato Gabre & TPLF in ay jabeen Tigreen maanta qaxooti yihiin. Waxaan maqlayaa maanta Farmaaje in uu wali doonayo in uu noqdo madaxweynaha Somaliya waa aduun kale midkaan maanta joogno. Share Garee.




Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?