
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab ka sameeyeen deegaanka xeebta ee Jilib-marka oo hoosyimaado degmada marka ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen sarkaal katirsanaa Al-shabaab.
Howlgalka oo ay fuliyeen ciidanka sidagaarka ah utababaran ee kumaandooska xoogga dalka danab ayaa lagu dilay C/qaadir yuusf Abuu Xamsa oo Al-shabaab u qaabilsanaa xilalka tababarada Al-Shabaab iyo maaliyada.
Saraakiil ka tursan kumaandooska Danab ayaa warbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida u sheegay in howlgalka lagu khaarijiyay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, islamarkaana kuwa kalana ay nolasha ku qabteen.
Post Views:
115
More Stories
Madaxweyne Xasan oo sheegay ‘arrin dhif iyo naadir ah’ oo ay tahay in looga daysado Rooble
Ninkii caruurta laayay oo Xog cusub laga helay
Maxkamad ridday go’aan xasaasi ah oo ka dhan ah Trump iyo caruurtiisa