October 29, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Raiisal wasaaraha itoobiya Abiye Ahmed ayaa Maanta goblka tigraay wuxuu udiray…

Raiisal wasaaraha itoobiya Abiye Ahmed ayaa
Maanta goblka tigraay wuxuu udiray general cusub oo lagu magacaabo Jamal Lomi oo loo Magacaabay taliyaha qayibta woqooyi ee ciidanka Militaryga itoobiya inuu taliye kanoqdo qaybta fadhigeedu yahay woqooyiga itoobiya ee Gobalka tigray ee ciidanka Militaryga itoobiya Markay diyaaradii siday maqale saa u soo caga dhigatay ayay tigreegi amar kusiiyeen inuu si dagdaga addis ababa ugu laabto Wuuna soo laabtay Ceeb intaa kabadani majirto waxaa sheegtay BBC laanta afka tigree sidoo kale 23 October Raiisal wasaare Abiy wuxuu xilka kaqaaday talihii hore ee qaybta woqooyi ee ciidanka Militaryga itoobiya oo fadhigeedu yahay Mekele waxaana looga shakiyay inuu xidhiidh wada shaqayneed la,lahaa TPLF taliyiihore waxaa lagu magacaabaa ee xilka uu kaqaaday Abiyi general diribaa makonan
Also on 23 October Prime Minister Abiy has taken the position of the former commander of the north part of the Ethiopian Military Army who is sitting in Mekele and he was suspected that TPLF was called the former commander of Abiyi. General diribaa makonan ·




Afmeer Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?