Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Daawo: Maamulka gobolka oo kala diray guddigii iskaashada gaadiidleyda G/Banaadir – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta wareegto ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gobolka, kadib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay wareegtada.

Maamulka gobolka ayaa dhamaan lamaha kala duwan ee ammaanka ku wargeliyay kala dirista xubnahan lagu eedeeyay inay gacan saar la yeedheen Al-Shabaab.

Isla wareegtadan waxaa lagu sheegay in dhawaan uu maamulka gobolka Banaadir soo magacaabi doono guddi cusub oo iskaashatooyinka gobolka Banaadir ah, kaas oo hey’adaha ammaanka ay si joogto ah baaritaan u marsii doonaan.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Dheere ayaa akhriyey wareegtadan, waxaana ku xusan lix qodob oo digniin loogu diray dadka daageera Al-Shabaab.

Hoos ka Daawo



Post Views:
171



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .