Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 26, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Hargeysa: Maxkamad xukunno kala duwan ku riday 7-nin oo kufsi loo heysto – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Hargeysa-KNN-Toddoba nin oo lagu eedeeyay in ay kufsi geysteen ayaa maanta lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Ragaas ayey maanta maxkamaddu ku riday xukunno kala duwan.

Ragga maanta maxkamadda lasoo taagay ayaa lagu eedeeyay in ay kufsi u geysteen gabar kamid ah carruurta lagu xanaaneeyo xarumaha agoonta.

Shan ka mid ah ragaas ayey maxkamaddu ku xukuntay mid lix bilood oo xabsi ah, halka labada kalena ay ku xukuntay mid seddax sano oo xabsi ah.

Garyaqaan Jamaal Mandeella oo ku dhawaaqay xukunka maxkamadda ayaa sheegay in eedeysanayaasha uu racfaan u furanyahay.



Post Views:
126



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .