Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Puntland oo hadashay shaqaaqo ka dhacay deegaanka Burtinle – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Wasiirka Aramaha gudaha ee maamulka Puntland Maxamed Cabdi raxmaan Dhabancad oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in xal waara laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal.

Wasiirka ayaa sheegay in la sameyn doono baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Burtinle, islamarkaana maxkamad la horgeyn doono.

Deegaanka Burtinle ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed.



Post Views:
129



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .