Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Shir balaadhan ooy iskugu yimaadeen 2 xafdood oo kamid ah xaafadaha magaalada Qa…

Shir balaadhan ooy iskugu yimaadeen 2 xafdood oo kamid ah xaafadaha magaalada Qabridahar ee xarunta gobolka Qorahay ayaa ka qabsoomay xafiiska Jwxo Ee gobolka Qorahay .

Waxaa xafiiska guud ee gobolka Qorahay ka qabsoomay shir balaadhan oo lagaga hadlayay arimaha shaqooyin ee Xafiiska JWXO iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa Hawlaha shaqooyinka abaabul iyo baraarujinta shacabka Gobolka Qorahay .waxaa ka qayb galay kulanka Masuuliyiin sare oo ka mid ah Jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO.

Shirkan ay iskugu yimaadeen xafadaha ayaa kusoo gabagaboobay hab nabad ah iyo shaqo qaybsi ,

Mustafe cilmi
Q/M

A wide meeting that came together in 2 villages of Qabridahar, the center of Qorahay region, the office of Jwxo in Qorahay region.

The general office of Qorahay region has held a wide meeting on the work affairs of the JWXO office as well as to strengthen the activities of organizing and teaching the people of the region. The meeting was participated in the meeting of high leaders of the national freedom of Ogadenia JWXO.

The meeting that came together in the neighborhood has ended in a peaceful way and a part of work.

Mustafe knowledge
Q / M







Qorahay News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .