Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Arin Adan Ogayn oo damiirku diidayo oo qorile ka sameeyeen Mustafe iyo kuwii la …


Arin Adan Ogayn oo damiirku diidayo oo qorile ka sameeyeen Mustafe iyo kuwii la socday daawo muuqalkan naago axmaaro ah oo heeso xabashi ah ku niikinaya furitaankii xadhig jarka laydh ka solarka ee qabalahasi laga hirgaliyay.

Qorile ma laha isbitaal malaha meel dadku biyo nadiif ah ka cabaan waxbarasho iyo iskuula haba sheegin wayna fududahay in dhibanayasheedii laysku soo sawiro heeso axmaari Ahna lagu qoob ciyaaro




Afmeer Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .