
Wadamada reer galbeedka oo ku dhagan Abiy Ahmed soona fara galiyay xaalada itoobiya ee cakiran
Shalay 8 October 2020 waxaa itoobiya soo gaadhay wafti heer sare ah oo uu hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Midowga yurub sila shalay waxay shir saacada ba badan qaatay laqaateen Abiy Ahmed waxay reer yurub sicad
ugu sheegeen Abiy inuu kaleexday waddadii dimuqraadiyada iyo isbedalka waxay kula taliyeen in uu sideg deg ah ku qabto shir dibu heshiisiin ah kadibna ladhiso Dawlada kumeel gaadh ah oo loo dhan yahay
The western countries who are holding Abiy Ahmed and started the situation of Ethiopia in Cakiran.
Yesterday 8 October 2020, Ethiopia has reached a high level delegation led by the vice president of the European Union. Yesterday they took a lot of hours meeting with abiy ahmed. They are the people of Europe.
They told abiy that he has lost the road of democracy and change, they advised him to hold a quick meeting and then it will be built for the government of the government.
More Stories
Toos: Xil wareejinta Madaxweynaha Soomaaliya.
Toos: Xil wareejinta Madaxweynaha Soomaaliya.
TOOS : Xilwareejinta madaxwaynaha Dowlada Fadaraalka Somaliya