Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Dagaalkii Basra. Faafahino dheeraadah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidmada Gaarka…

Dagaalkii Basra.

Faafahino dheeraadah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidmada Gaarka ah ee Danab oo Weraray deeganka Basra Maalintii taladada aheyd.

Dagaalka ayaa sida wararku ay shegayan waxa uu ahaa u jeydkiisa Sidii Ciidmada ay u burburin lahaayen dooman shabaabku ay lahaayen oo dagaalada ay u adeegsan jireen.

Hal doon ayay ciidanka dowlada ay burburiyen balse ciidanka ayaa dagaal lagalay shababkii watay doontaasi.

Alshabaab ayaa dagaalkaasi looga dilay 8ruux

Iyadoo ciidanku ay qabten sargaal shabaab ah oo dagaalkaasi hogaaminayay Sida sawirada aad ka arki kartaan

Dhanka ciidanka dowlada ayaa la xaqiijiyay in dagaalkaasi uu kaga dhaawacmay hal askari.

Dagaalkaasi waxaa hogaaminayay oo qeeb ka ahaa Saraakiil sar sare oo ay ka mid ahaayen Taliyaha Ciismada Xooga Dalka Ganaral Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidmad Gaarka ah ee Danab Cabdullahi Mustafe iyo Cismaan Cabdi Dhuxuloow oo ah Isbatoore.

Ciidmada dowlada ayaa gacanta ku dhigay deganada Basra yarey

Sikastaba Ma Jiro war ka soo BAXAY Shabaab oo ay uga hadlayaan Dagaalka ka dhacay Basra iyo degaano kale oo u dhaxeeya Gobolada shabelaha hoose iyo shabelaha dhexe.

The war of Basra.

The Somali National Army has been attacked in Basra region on Tuesday.

The war said it was the same as the army would destroy the al-Shabaab boats and the war used to use the war.

They destroyed one boat, but the army was fighting against the al-Shabab.

Al-Shabab killed 8 people in the war

While the army caught an al-Shabaab officer led the war as you can see the pictures

The government has confirmed that the war was injured in one soldier.

The war was led by a part of high officers, one of the commanders of the government of the country, Odowaa Yusuf Rage, the commander of the special army of Danab Abdullahi Mustafe and Osman Abdi Dhuxuloow, who is the commander of the country.

The government army has put their hands in the area of Basra Yarey.

There is no news about the war that happened in Basra and other areas between Lower Shabelle regions and central shabele regions.







Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .