Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 22, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ans…

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen.

Ahmed madoobe madaxweynaha Jubbaland wali kama hadlin Arrimaha Gobolka Gedo oo ka tirsan Jubbaland halkaas ay Ciidamada Kenya ay ku laayeen dad shacabka iyo dagaalkii maanta ka dhacay Xaduud beenaadka Baladxaawo iyo Mandheera.

The President of Jubaland, H.E. Ahmed Mohamed Islam welcomed the acceptance of the two electoral agreement in the parliament today.

Ahmed Madobe, the president of jubbaland has not yet talked about the issues of gedo region in jubbaland where Kenyan troops killed the people and the war that took place today in hadud lies in beledxaawo and mandera.




Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .