Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 28, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Booliska Galmudug oo sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Khamri iyo gaadiid ay saarnaayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta ay gacanta ku soo dhigeen maandoriyaha Khamriga.

Hawlgal ay maanta sameeyeen ciidamada Booliiska degmada Cadaado ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen, gaadiid ay saarnaayeen maandooriyaha Khamriga.

Ciidamada ayaa sheegay in la doonayay in sifo sharci darro ah la doonayay in lagu soo geliyo deegaannada gobollada ay maamusho Galmudug.

Taliska Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa waxa ay digniin u direen dadka ka ganacsada maandooriyaha iyo kuwa isticmaala in ay ka waantoobaa,isla markaasina ciddii ay ku arkaan ay horgayn doonaan sharciga .

Deegaannada hoostaga gobollada Mudug iyo  Galgaduud ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ku soo badanay , maandooriyaha Khamriga ee la soo gelinayo deegaannadaasi.



Post Views:
186



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .