Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

May 27, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Waftiyo kala duwan oo ay ugu horeeyaan isimada dhaqanka uu horkacayo Garaad Jaam…

Waftiyo kala duwan oo ay ugu horeeyaan isimada dhaqanka uu horkacayo Garaad Jaamac Garaad Cali. Garaad Jaamac Garaad ismaaciil Garaad Abdisalan Hasan
Cuqaal iyo waxgarad.

Waxaa bar bar socda wufuudyo kala duwan dhanka Puntlad iyo soomalind ka imanaya.qurba Joog. Culumada Gobolka sool Intaas iyo ka badanba saaka waxay soo saldhigan doona Degmadii Boocame ee G.sool halkaas uu kusoo xidhmi doono shirwaynihii uu gogoshiisa uu dhigay Ugaas maxamuud ugaas Abdilahi ciise nuur.

Wixii warar Ee maanta iyo Boocame Bidhaan Media ayaad si rasmiya ugala socon doontan.



Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .