
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhoweeyey una Hambaliyey Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble Waxaana uu Ilaah uga rajeeyey Xilka Culus ee loo igmaday in Ilaah ufududeeyo.
"Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisal-wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan ugu ducaynayaa in xilka weyn ee culus ee loo magacaabay uu ilaahay ku asturo. Waxaana u rajaynayaa inuu u guto xilkaas si xilkasnimo leh". Ayuu yiri Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.
More Stories
Shaman Mohamed Sugule oo u loolami doonto kursiga barlamanka hoose ee Habaswein …
Warka Saacadda
Warka Saaacadda