Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 21, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saartay heshiiskii madaxda DF iyo DG – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.

War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in Madashu ay soo dhoweyneyso heshiiska laga gaaray qaabka ay u dhacayso doorashada dalka isla markaana ay ku baaqeyso in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka.

Sidoo kale Madasha ayaa ku baaqday in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka isla markaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku metelaya gobolada waqooyi ee dalka.



Post Views:
149



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .