Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

November 29, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Howlgal miino baaris ah oo laga sameeyay Jubbada Hoose. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Wararka ka imaanayo deegaano hoostaga degmada Jamaame ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka oo ay wehlinayeen kuwa Jubbaland ay  miinooyin ka soo saareen Wadooyin ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose oo Al-shabaab ay miinooyin ku aaseen.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka intiisa badan laga sameeyay deegaano ku dhow degmada Jamaame,sigaar ah inta u dhaxeysa deegaanada wadada koban iyo Kamsuuma ee Gobolka Jubbada hoose.

Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in howlgal uu socon doono ilaa Al-shabaab laga saaro deegaanada ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose.



Post Views:
101



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .