Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Xiddigaas Chelsea la qaaday Premier League hadda ma garan kartid….(DAAWO SAWIRRO) – Gool FM




(London) 17 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyay Sawirro weeraryahankii hore ee Chelsea kula guuleystay Premier League kuwaa oo ay aad u adag tahay in la aqoonsado.

Weeraryahanka reer Serbia Mateja Kezman ee ka tirsanaa safka Blues xilli ciyaareedkii 2004-2005 ayaa deystay timo iyo garwayn oo ciro ka buuxdo taa oo ay dad badan ku adkaatay inay gartaan.

Xiddigan ciyaaraha kaga fariistay da’da 32-jirka ayaa sidoo kale u soo ciyaaray kooxo waa wayn sida  Atletico Madrid, PSV Eindhoven iyo Paris Saint-Germain.

Gezman ayaa xilli ciyaareedkii uu la joogay Chelsea u dhaliyay kaliya 4-gool

Haddaba aqristoow haddii aan laguu sheegi lahayn magaciisa ma garan lahayd muuqaalka Mateja Kezman.

DAAWO SAWIRRO:

Images have surfaced of a former Premier League star who has made quite a radical change

His long, un-groomed grey hair along with his Santa-esque beard make him unrecognisable

He (right) has also featured for big clubs such as Atletico Madrid, PSV Eindhoven and PSG

Former Chelsea striker Mateja Kezman looks completely different to his Stamford Bridge days

Five unworthy title winners in football

The rapid decline of the once-great poacher Mateja Kezman

Gool FM.






Gool Fm News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .