September 16, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Saraakiil Maraykan ah oo la kulmey madaxda Dowlad goboleedyada


Sida ay shaacisey Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho waxaa kulan gaar ah dhexmarey Madaxweynayaasha Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland iyo Safaaradda Maraykanka, sarkaalka u sareeya hawlgalada gaarka ah ee ciidamada ee Africa USSOCAF Maj. Gen. Anderson iyo kuxigeenka Hawlgalka AFRICOM.

Kulankan ayaa ku saabsanaa aminiga wadaaga xogta iyo la dagaalanka al-Shabaab.

Saraakiishan ayaa horey ula shirey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, shir ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Waxaa jira warar sheegaya in Maraynkanku hoos u dhigaayo dhaqaalaha uu ku bixin jirey ciidamada Soomaaliya, sidoo kale waxay wararku sheegayaan in uu socdo qorshe lagu mideeynayo ciidamada sida gaarka ah u dhaqaalahooda u bixiyo Maraykanku.

Horseed Media



Horseed News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?