September 16, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Mohamed Ibraahim Cismaan oo ah ninkii lagu qabtay magaaladda Cadaado ayaa markii…

Mohamed Ibraahim Cismaan oo ah ninkii lagu qabtay magaaladda Cadaado ayaa markii laga qorayay galka dambiga yiri " Xamdi Aniga ayaa geeyey/ku ballansaday Hotelka, Waxa ayna ahayd Gacalisadeyda Musqusha ayaana ku galay kabaheeda kaddibna waan waayay iyada ayaana dabaqa iska tuurtay balse ma jirin wax kufsi ah oo loo geystay"

Wuxuu intaas ku daray " Waxaan u tagay ninkii hotelka maamulayay oo aan u sheegay in uu ila raadiyo Xamdi, kaddibna markii aan raadis badan u galnay ayuu igu dhahay meeshaan yaana lagugu diline iska bax sidaas ayaana kusoo baxsaday".




Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?