September 16, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta muqdisho kulan kula yeesha…

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya mr. Staffan, isagoo uga warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Galmudugta cusub gaar ahaanna arrimaha dib uheshiisiinta, Amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Safiirka ayaa soo dhaweeyay waxqabadka Galmudug mudadii dhowrka bilood aheyd ee ay jirtay Xukuumada Axmed QoorQoor isagoo balan qaaday in dowladiisu xoojin doonto taageerida Galmudug.




Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?