September 16, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ciidamada Xoogga oo hawlgal ku soo bandhigay qaraxyo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Hawlgal ay ciidamada xoogga dalku ka sameeyeen gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxa ay sheegeen, in ay ku soo saareen qaraxyo.

Hawlgalkan ayaa waxaa sameeyay ciidamada xoogga dalka gaar ahaan ururka 66aad Guutada 14 Octeber ee sugan degmada Awdhiigle ee gobolka Shabeellada Hoose.

Taliyaha Ururkaasi Axmed Maslax ayaa sheegay in qaraxyo dhowr ah ay ku soo qabteen hawlgal ay fuliyeen, kaas oo si gaar ahaaneed uga dhacay dhinaca Bari ee degmada Awdhiigle ee gobolkaasi.

Taliayaha ayaa waxa uu sheegay in ay sii xoojin doonaan hawlgallada ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-Shabaab.



Post Views:
157



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?