
Xildhibaanad Ikraan oo Kamida xildhibanada Faderalka soomaaliya dhawaan Mashruuca laydhadhka cad ceeda ku shaqeeya ka hirgalisay Boocame ayaa si wayn loogusoo dhaweeyey.
Ugu danbayntii waxay hoygiisa ku booqatay Ugaaska Beesha Ugaas Maxamuud Ugaas Abdilaahi. Oo Boocame Gobol Nabadeed dhigay.
More Stories
Sawiro Dheeraad ah iyo Xuskii OYSU ee 12 oo maanta kismanyo ka dhacday
“NISA ayaa nagu soo weerartay garoonka muqdisho” . “Fahad kursiga markii laga …
Warka Habeen ee Shabelle Tv