Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Orod-yahan Mo Farah oo rikoodh cusub dhigay


Orodyahanka soomaaliga ah ee u orda dalka Ingriiska Mo Farah ayaa shalay oo jimce ah ahayd dhigay rikoodh cusub kadib markii uu ka qeyb-galay tartan orod oo lagu qabtay caasimadda dalka Biljum-ka ee Brussels.

Mo Farah oo 37 jir ah ayaa saacad gudeheed ku cararay 21.330 oo mitir, waxaana ay arintaasi u saamaxday in uu dhigo rikoodh cusub.

” – Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan maanta dhigay rikoodh cusub”, ayuu warbaahinta ki yidhi MoFarah kadib tartanka.

Farah ayaa orodkaas oo dhan waxaa uu la ordayay soomaali kale oo lagu magacaabo Bashir Abdi  kaas oo u ordayay dalka Biljum-ka.



Qaran News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .