Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 26, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal isugu jira Miino baaris …

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal isugu jira Miino baaris iyo amni xaqiijin ah kawada wadada isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

Saraakiil katirsan DANAB ayaa sheegay in howlgalkooda joogto ka dhigeen, kadib markii cabasho ka timid isu socodka wadadaas oo marar kala duwan qaraxyo iyo weeraro jidgal ah ay ka geysteen Al-Shabaab




Dalka Tv

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .