Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray degmada Balcad – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si uu usoo dhagax dhigo dugsi sare oo qeyb ka ah mashruuca horu-marinta waxbarashada dalka kaasi oo la gaarsiinayo guud ahaan gobolada dalka.

Wafdigaan waxaa qeyb-ka ah guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, wasiiro ka tirsan xukuumada Hirshabeele.

Sii hayaha wasiirka waxbarashada ayaa siidaan oo kale dhawaan dhowr goobo waxbarasho ka dhax dhigay magaalooyinka ,Baardheere ,Garbahaareey iyo Dooloow Soomaaliya si kor loogu qaado guud ahaan waxbarashada dalka.



Post Views:
112



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .