Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wariye caan ah oo loo magacaanbay Guddoomiyaha degmada Shibis ee G/Banaadir






Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Gudoomiye cusub u Magacaabay degmada Shibis.

Gudoomiyaha Shibis ayaa loo Magacaabay Cali Axmed Cabdulle ( Cali Soomaali).

Cali ayaa ah nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan, islamarkaana ahaan jiray Wariye.

Degmada Shibis ayaa muddo bilooyin ah waxa ay aheyd maamul la’aan ka dib markii xilka laga qaaday gudoomiyihii hore.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii degmada Shibis  Cabdi Raxamaan Sayid Cali bishii April ee sanadkaan.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .