Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

FAAH FAAHIN: Toogasho ka dhacday Magaalada Muqdisho






Koox hubeysan ayaa waxay xalay fiidkii ku dileen Magaalada Muqdisho qof shacab ahaa.

Dilka ayaa waxa la sheegay inay ahaayeen kuwo bistolado sitay waxaana ay rasaas ku shanaqeen ninkaan rayidka ahaa oo marayey meel ku dhaw Daallo wadada Kaaraha halaabay yaallo degmada Howlwadaag.

Meydka ayaa daqiiqado kadib meesha laga soo qaaday iyadoo gacan ku dhiiglayaashu baxsadeen.

Ilaa hadda lama garanayo Sababta loo dilay ninkaan iyo waxa uu ka shaqeyn jiray intuba,wararka Qaar ayaa sheegaya in burcad ahaayeen oo dhac geysaneysay,inkastoo ciidamada amniga oo meesha tegay aysan faah FAAHIN bixin.

 

 










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .