Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Duqa Muqdisho oo is bedel ku sameeyay qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta is bedel ku sameeyay, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa waxaa is bedel loogu sameyay gudoomiyeyaasha degmooyinka Dharkiinley, Xamar Jajab iyo Shibis.

Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar jajab Guhaad Sheekh Xasan ayaa loo magcaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Dharkiinley.

Xoghayihii hore ee degmada Dharkiinley ayaa Maxamed Suudi ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Dharkiinley .

Cali Axmed Cabdulle Cali Soomaali ayaa loo magacaabay degmada Shibis , Cali Soomaali ayaa horay waxa uu ka mid ahaa weriyeyaasha Soomaaliyeed ee ka hawlgala Muqdisho.



Post Views:
128



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .