Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Axmed Madoobe” Waa la isku furi doonaa wadooyinka ay xereen Al-Shabaab” – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Madaxweynaha Dowlada Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ( Axmed madoobe) ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta maamulkaasi.

Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadanaya Howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha  Al-Shabaab oo ay wadaan Ciidamada Darawiishta Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in la isku furi doono Magaalooyinka xorta ah sidoo kalana ay Ciidamadan qaadi doonan howlgal ka dhan ah deegaanada ay Al-Shabaab ku sugan yihiin iyagoo kaashanaya dadka Shacabka ah.



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .