Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Tahriibayaal ay Soomaali kamid yihiin oo ku dhintay Doon dab ka kacay. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Ugu yaraan afar muhaajiriin ah ayaa dhimatay shan kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu dab ka kacay dooni ay la socdeen Tahriibayaal Soomaali ku jirto xeebaha Talyaaniga.

Ilaa hadda ma cadda waddamada ay u dhasheen Afarta qof ee geeriyooday balse Tahriibayaasha doonta la socday ayaa ka soo kala jeeday Waddamada Masar, Soomaaliya, Pakistan iyo Sri Lanka.

Doontan dabku qabsaday ayaa ka soo baxday Xeebaha waddanka Liibiya iyagoo Tahriibayaashu beegsanayay Waddamada Yurub.



Post Views:
66



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .