Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

DFS oo loo diray baaq ku aadan wax ka qabashada xanuun xoolaha baaba’shay. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah xildhibanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in xanuun halis ah uu dalka dilaacay.

Xildhibaanka oo ka hadlay kulanka Baarlamaanka ayaa sheegay in xanuunkaan uu ka soo bilowday gobolada Baay iyo Bakool isla markaasna uu gaaray deegaanno ka tirsan maamulada Puntland iyo Somaliland.

Waxa uu tilmaamay xildhibaanka in cudurkan uu geela uga dhaco sambabaha Isla markaana uu ku dhajinayo neefta, haddii aan wax laga qabana uu ku faafi doono qeybaha kale ee dalka.

 



Post Views:
79



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .