Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Ku Soo Wajahan Culimada Soomaalid…

Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Ku Soo Wajahan Culimada Soomaalida ugu Caansan Qaar Kamid ah

Waxaana kamid ah
Sh Maxamed Cumar Dirir
Sh abdinaasir Xaaji ahmed
Dr ahmed Jama ismaacil
Sh abdiwaaxid Xaashi
Sh Daahir aw Cabdi
Dr Xasan Sh Cali Warsame
Sh maxamed macalin

Waxay Culimadu magaalada Buuhoodle imaanayaan maalinta Arbacada 26/8/2020.
Waxayna bilaabayaan fadhi aqooneed kala duwan habeenka khamiista ah taariikhdu tahay 27/8/2020
Ha Laga Faaideysto Culimada Hana La Soo Dhaweeyo

Abdikhalaq Wadani




Bidhaan Media

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .