Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kooxda Bayern Munich oo ku guuleysatay koobka loogu jecel yahay yurub ee Champions League. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Kooxda ka dhisan horyaalka dalka Jarmalka ee Bayern Munich ayaa xalay makeedii lixaad ku guuleesatay koobka loogu jecel yahay qaaradda yurub ee champions League.

Guusha Bayern ayaana timid kadib markii 1-0 ay kaga adkaatay dhigeeda kooxda PSG ee ka dhisan horyaalka dalka Faransiika.

Ciyaariyahanka kooxda Bayern ee Kingsley Coman, ayaana daqiiqadii 59’aad gool uu kooxdiisa u dhaliyay soo afjaray rajadii ay kooxda PSG ka lahayd in koobkaan ay ku guulaystaan taariikhda markoodii ugu horeesay.



Post Views:
68



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .