Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Dhagaysiga dacwadda loo haysto ninkii muslimiinta badan ku laayay New Zealand oo maanta bilaabanayso. – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Waxaa maanta oo isniin ah si toos ah u furmaysa dhagaysiga dacwada loo haysto nin u dhashay Australia oo sanadkii hore muslimiin badan ku laayay wadanka New Zealand.

Ninkan oo kamid ah dadka ay cadaanimada ku wayntahay ayaa weerar uu ku qaaday labo masjid oo ku yaalo magaalada Christchurch ee dalka New Zealand waxaa ku dhintay 51 ruux oo ahaa muslimiin halkaasi ku cibaadeesanayay.

Brenton Tarrant oo u dhashay Australia ayaana wajihi kara xabsi daa’in isagoona ku eedeesan dilka 51 ruux iyo isku dayayga 40 kale.

Qoysaska xubnihii ku waxyeeloobay weerarkaas iyo dadkii ka bad baadayay ayaa goob joog u noqon doono dhagaysiga dacwada.



Post Views:
60



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .