Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 15, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

XOG: Mooshin Madaxweynaha Soomaaliya Oo Laga Abaabulayo






Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diyaarinaya Mooshin aan ogaanay in laga keenayo Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xogaha aan ogaanay ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo Xildhibaano ubadan Mucaaradka ay diyaarinayaan oo ay is qoreen badankood Mooshin laga gudbinayo.

Ku darso oo Gudoonka Golaha Shacabka gaar ahaan Maxamed Mursal iyo C/weli Muudeey waxay saaxiib dhaw la yihiin Madaxweynaha Qaranka.

Xildhibaanada Wasiirada ubadan ayaa la sheegay in Mooshinkaasi diyaarinayaan,iyo xitaa Xildhibaano hore utaageersanaa balse dhawaan ka carooday Sharcigii Galmada ee buuqa dhaliyey.

Sharcigaas Todobaadkii hore la hor geeyey Golaha Shacabka waxa uu sabab ka dhigay in Mudanayaasha Golaha Shacabka ay ka hor yimaadaan Arintaas,balse waxaa la ogaaday in Arimo siyaasadeed ay salka ku heysay in sharcigaas la hor keeno Baarlamaanka.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .